Warta Biyo qabadka Boondheere oo Dib u dhis lagu sameeyay Xarigana laga jaray (Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xariga ka jaray Warta Biyo Qabadka Degmada Boondheere oo Maamulka Gobolka Banaadir dib-u-dhis ku sameeyey. Guddoomiyaha ayaa sheegay in dhismaha Warta Biyo-qabadka Degmada uu ku yimid wadatashi bulshada deegaanka lala yeeshay, si baahidooda wax looga qabto, iyagoo codsaday in loo dhiso xarunta … Continue reading Warta Biyo qabadka Boondheere oo Dib u dhis lagu sameeyay Xarigana laga jaray (Sawirro)